I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


110) Future Tense - Question Words

Will you (m) read? (English)
Miyaad akhrin doontaa adigu? (Somali)
Yes, I will read. (English)
Haa, anigu waan akhrin doonaa. (Somali)
What will you (m) read? (English)
Maxaad adigu akhrin doontaa? (Somali)
I will read news paper. (English)
Anigu waxaan akhrin doonaa wargeyska. (Somali)
Which news paper will you (m) read? (English)
Wargeyskeed adigu akhrin doontaa? (Somali)
I will read Addis Zeman news paper. (English)
Anigu waxaan akhrin doonaa wargeyska Addis Zeman. (Somali)
When will you (m) read news paper? (English)
Goormaad adigu akhrin doontaa wargeyska? (Somali)
I will read news paper tomorrow. (English)
Anigu waxaan akhrin doonaa wargeyska barri. (Somali)
Where you (m) will read news paper? (English)
Xageed adigu ku akhrin doontaa wargeyska? (Somali)
I will read newspaper at my home. (English)
Anigu waxaan ku akhrin doonaa wargeyska gurigayga. (Somali)
Why will you (m) read news paper? (English)
Sababtee baad adigu u akhrin doontaa wargeyska? (Somali)
I will read newspaper for information. (English)
Anigu waxaan u akhrin doonaa wargeyska xog helid. (Somali)
Who will you (m) read news paper with? (English)
Ayaad adigu la akhrin doontaa wargeyska? (Somali)
I will read news paper with my friends. (English)
Anigu waxaan la akhrin doonaa wargeyska saaxiibaday. (Somali)
How will you (m) read news paper? (English)
Sidee baad adigu u akhrin doontaa wargeyska? (Somali)
I will read news paper slowly. (English)
Anigu waxaan u akhrin doonaa wargeyska si deggan. (Somali)