I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


178) Buy - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

I bought. (English)
Anigu waan iibsaday. (Somali)
We bought. (English)
Innagu waan iibsannay. (Somali)
You(m) bought. (English)
Adigu waad iibsatay. (Somali)
You(f) bought. (English)
Adigu waad iibsatay. (Somali)
She bought. (English)
Iyadu way iibsatay. (Somali)
You(pl) bought. (English)
Idinku waad iibsateen. (Somali)
He bought. (English)
Isagu wuu iibsaday. (Somali)
They bought. (English)
Iyagu way iibsadeen. (Somali)