I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


138) Listen - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

I listened. (English)
Anigu waan dhageystay. (Somali)
We listened. (English)
Innagu waan dhageysannay. (Somali)
You(m) listened. (English)
Adigu waad dhageysatay. (Somali)
You(f) listened. (English)
Adigu waad dhageysatay. (Somali)
She listened. (English)
Iyadu way dhageysatay. (Somali)
You(pl) listened. (English)
Idinku waad dhageysateen. (Somali)
He listened. (English)
Isagu wuu dhageystay. (Somali)
They listened. (English)
Iyagu way dhageysteen. (Somali)