I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


98) Past Continuous Tense - List of Past Continuous Actions

I was getting up. (English)
Anigu waan toosayay. (Somali)
I was praying to God. (English)
Anigu waxaan u tukanayay Eebbe. (Somali)
I was washing my face. (English)
Anigu waxaan maydhanayay wajiga. (Somali)
I was doing exercise. (English)
Anigu waxaan ka shaqaynayay layliska. (Somali)
I was taking shower. (English)
Anigu waxaan maydhanayay jidhka. (Somali)
I was eating breakfast. (English)
Anigu waxaan cunayay qureec. (Somali)
I was listening to the radio. (English)
Anigu waxaan dhegaysanayay idaacadda. (Somali)
I was going to work. (English)
Anigu waxaan tegayay shaqada. (Somali)
I was coming. (English)
Anigu waan imanayay. (Somali)
I was making dinner. (English)
Anigu waxaan karinayey casho. (Somali)
I was watching television. (English)
Anigu waxaan daawanayay muuq-baahiye. (Somali)
I was going to bed/sleep. (English)
Anigu waan seexanayay. (Somali)
I was washing my clothes. (English)
Anigu waxaan maydhayay dharkayga. (Somali)
I was cleaning my house. (English)
Anigu waxaan nadiifinayay gurigayga. (Somali)