I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


57) Question Words - Present Tense

Do you (m) read? (English)
Miyaad akhridaa adigu? (Somali)
Yes, I read. (English)
Haa, anigu waan akhriyaa. (Somali)
What do you (m) read? (English)
Maxaad akhridaa adigu? (Somali)
I read news paper. (English)
Anigu waxaan akhriyaa wargeys. (Somali)
Which news paper do you (m) read? (English)
Wargeyskeed akhridaa adigu? (Somali)
I read Addis Zeman news paper. (English)
Anigu waxaan akhriyaa wargeyska Addis Zeman. (Somali)
When do you (m) read news paper? (English)
Goormaad adigu akhridaa wargeyska? (Somali)
I read news paper every morning. (English)
Anigu aroor kasta ayaan akhriyaa wargeyska. (Somali)
Where do you (m) read news paper? (English)
Xaggeed adigu ku akhridaa wargeyska? (Somali)
I read newspaper at my home. (English)
Anigu waxaan ku akhriyaa wargeyska gurigayga. (Somali)
Why do you (m) read news paper? (English)
Maxaad adigu u akhridaa wargeyska? (Somali)
I read newspaper for information. (English)
Anigu waxaan u akhriyaa wargeyska xog helid. (Somali)
Who do you (m) read news paper with? (English)
Ayaad adigu la akhridaa wargeyska? (Somali)
I read news paper with my friends. (English)
Anigu waxaan la akhriyaa wargeyska saaxiibaday. (Somali)
How do you (m) read news paper? (English)
Sidee baad adigu u akhridaa wargeyska? (Somali)
I read news paper slowly. (English)
Anigu waxaan u akhriyaa wargeyska si deggan . (Somali)