I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


196) Send - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am sending. (English)
Anigu waan dirayaa. (Somali)
We are sending. (English)
Innagu waan diraynaa. (Somali)
You (m) are sending. (English)
Adigu waad diraysaa. (Somali)
You (f) are sending. (English)
Adigu waad diraysaa. (Somali)
She is sending. (English)
Iyadu way diraysaa. (Somali)
You (pl) are sending. (English)
Idinku waad diraysaan. (Somali)
He is sending. (English)
Isagu wuu dirayaa. (Somali)
They are sending. (English)
Iyagu way dirayaan. (Somali)