I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


270) Phrases about Feelings

Joy, happiness (English)
Farxad, faraxsanaanta (Somali)
It's great! That's great! (English)
Hawraarsan/ Way wanaagsan tahay! (Somali)
It's wonderful! That's wonderful! (English)
Cajiib! Taasi waa cajiib! (Somali)
Great! Beautiful! Wonderful! Excellent! Terrific! (English)
Hawraarsan! Qurux badanaa! Cajiibsanaa! Heer sare! Baxsanaa! (Somali)
What a wonderful day! (English)
Waa maaalin cajiib ah! (Somali)
I'm so happy! (English)
Anigu aad baan u faraxsanahay! (Somali)
I love it! (English)
Anigu waan ka helay! (Somali)
Oh, what a wonderful gift! (English)
Alla! Waa hadiyad cajiib ah! (Somali)
That's exactly what I wanted! (English)
Aniguna sidaas un baan rabay! (Somali)
Just the thing! (English)
Waa sidaasi uun! (Somali)
Disgust! (English)
Karaahiyo! (Somali)
It's terrible! It's awful! (English)
Naxdin leh! /Fool xun! (Somali)
Terrible! Awful! Horrible! (English)
Naxdin leh! /Fool xun! Argagax leh! (Somali)
How disgusting! (English)
Alla karaaho badanaa! (Somali)
I hate it! (English)
Anigu waan necbahay! (Somali)
I can't stand it! (English)
Anigu uma dulqaadan karo! (Somali)
It was the worst trip (food, day, etc.) in my whole life! (English)
Waxay ahayd socdaalkii ugu xumaa (cunto, maalin, iwm) noloshayda oo dhan! (Somali)
Indifference (English)
Saamayn ma laha. (Somali)
It doesn't make any difference to me. (English)
Saamayn iguma keenayso. (Somali)
It doesn't matter. (English)
Dhib ma laha. (Somali)
It's all the same to me. (English)
Aniga waa isugu kay mid. (Somali)
I don't care. (English)
Aniga waxba igama galin. (Somali)
Suit yourself. (English)
Sidaad doonto/yeelkadaa. (Somali)
Approval, praise, admiration (English)
Ansixin, ammaan, bogaadin. (Somali)
You did a great job! (English)
Shaqo fiican baad qabatay! (Somali)
It's great! It's wonderful! (English)
Hawraarsan! Waa wax cajiib ah! (Somali)
That's great! I'm so proud of you. (English)
Hawraarsan! Aad baan kuugu hanwaynahay. (Somali)
Well done! (English)
Shaqo wacan! (Somali)
You did it! (English)
Waad asiibtay! (Somali)
That's my boy! That's my girl! (English)
Kaasi waa wiilkayga! Taasi waa gabdhayda! (Somali)
Complaining, disapproval (English)
Cabashada, Diidmada/Burinta. (Somali)
I wish you wouldn't take my books without permission. (English)
Waxaan filayaa in aadan qaadanayn buugtayda fasax la'aan. (Somali)
I thought I told you not to smoke in this room. (English)
Waxaan u malaynayaa inaan kuu sheegay inaadan sigaar ku dhex cabbin qolkan. (Somali)
I thought I asked you to be here by nine o'clock. (English)
Waxaan u malaynayaa inaan ku sheegay inaad halkan timaad sagaalka saac. (Somali)
How many times do I have to tell you to turn off the light when you leave? (English)
Immisa jeer ayaan kuu sheegaa inaad damiso layidhka intaanad tagin ka hor? (Somali)
Oh, how could you? (English)
Alla, sideed u awoodday? (Somali)
You should be ashamed of yourself. (English)
Waa inaad isku xishooto/isla yaabto. (Somali)
Shame on you! (English)
Isla yaab!/Isku xishoo! (Somali)
When someone is annoying you (English)
Markuu qof kaa xanaajiyo (Somali)
Leave me alone! (English)
Iska kay daa! (Somali)
Mind your own business, will you? (English)
Dantaada raac, ma raaci? (Somali)
Stop bothering me! (English)
Iska kay daa (Ha i dhibin) (Somali)
Get lost! (slang) (English)
Na dhaaf! (Somali)
Anger (English)
Cadho (xanaaq). (Somali)
Why on earth should I do it? (English)
Maxaan sidan u samaynayaa? (Somali)
Who (the hell) do you think you are? (English)
Ayaad ismooday? (Somali)
How dare you! (English)
Alla dhiirranidaa! (Somali)
For heaven's sake! (English)
Alle dartii! (Somali)
Good gracious! My goodness! (English)
Alla Rabbiyoow! Wacananaa! (Somali)
Oh God! Oh my! (English)
Alla Rabbiyoow! (Somali)
Asking not to get angry (English)
Waydiinta inaan la cadhoon (Somali)
Don't get upset. (English)
Ha cadhoon!/Ha iswareerin! (Somali)
Calm down. (English)
Isdeji. (Somali)
Take it easy. (English)
Ha dhibsan. (Somali)
Don't get mad! (English)
Ha iswaalin! (Somali)
Asking not to worry (English)
Waydiinta inaan la walwalin (Somali)
Don't worry about it. (English)
Ha ka walwalin. (Somali)
Don't worry. Everything will be all right. (English)
Ha walwalin. Wax walba way hagaagi doonaan. (Somali)
Relax. (English)
Nafis. (Somali)
Disappointment, complaining about life (English)
Niyad-jabka, cabashada nolasha (Somali)
I feel so disappointed. (English)
Anigu aad baan u niyad jabsanahay. (Somali)
Just my luck. (English)
Waa nasiibkayga. (Somali)
What a day! What a life! (English)
Maalintu daranaa! Noloshu adagaa! (Somali)
Life is hard. Life is unfair. (English)
Nolashu adagaa. Noloshu dhib badanaa. (Somali)
That's life. What can you do? (English)
Nolashaa sidaa ah. Maxaad samayn kartaa? (Somali)
Oh well. That's the way it goes. (English)
Hagaag. Sidaasay wax u socdaan. (Somali)
Sympathizing (English)
Samirsiinta (Somali)
I'm sorry to hear that your father passed away. (English)
Waan ka xumahay inaan maqlo geerida aabbahaa. (Somali)
I know how you feel. (English)
Waan garanayaa waxaad dareemayso. (Somali)
Let God help you. (English)
Alle ha kuu gargaaro. (Somali)
Oh dear! (English)
Alla, qaali! (Somali)
May his soul rest in peace. (English)
Alle ha u naxariisto. (Somali)
Encouraging (English)
Dhiirigalinta (Somali)
Cheer up! (English)
Samir! (Somali)
Everything will be all right! (English)
Wax walba wuu hagaagi doonaa. (Somali)
It's not the end of the world! (English)
Aduunyadu maanta uuan ma aha! (Somali)
Don't give up. (English)
Ha quusan! Ha rajo dhigin. (Somali)
Don't worry. You'll be all right. (English)
Ha walwalin! waad kheyri doontaa. (Somali)
Surprise (English)
Kadiska (ka yaabin) (Somali)
Oh really? (English)
Alla, xaqiiqdii? (Somali)
Is that so? (English)
Ma sidaasaa? (Somali)
That's amazing! (English)
Waa wax layaab leh (cajiib ah)! (Somali)
That's incredible! (English)
Waa waxaan la rumaysan karin! (Somali)
I'm really surprised. (English)
Anigu runtii waan yaabbanahay. (Somali)
No kidding? Are you serious? (English)
Ma kaftamaysid miyaa? Ma kaa dhabbaa? (Somali)
You must be joking! You're kidding! (English)
Waad kaftamaysaa! Waad ciyaaaraysaa! (Somali)
I can't believe it. (English)
Ma rumaysan karo. (Somali)
It can't be true! (English)
Run ma noqon karto. (Somali)
Doubt, uncertainty (English)
Shakiga, hubaal la'aanta (Somali)
I'm not (quite) sure about it. (English)
Anigu aad uma hubo. (Somali)
Maybe, but I am not sure. (English)
Laga yaabaa, laakiin ma hubo. (Somali)
I'm not sure. (English)
Anigu ma hubo. (Somali)
Well, I don't know yet. (English)
Hagaag, anigu ilaa hadda ma garanayo. (Somali)
I have mixed feelings about it. (English)
Anigu waan ku wareeray. (Somali)
I doubt it. (English)
Waan ka shakisanahay. (Somali)
Physical pain (English)
Jidhka xanuunka (Somali)
It hurts! (English)
Waa arrin xanuun leh! (Somali)
Oh! I've burned my finger! (English)
Alla! farahaan ka gubtay! (Somali)
My left foot hurts. (English)
Lugta bidix ayaa i xanuunaysa. (Somali)
I have a terrible headache. (English)
Madax xanuun daranbaa i haya. (Somali)
I have a pain in my chest. (English)
Aniga laabtaa i xanuunaysa. (Somali)