I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


319) Present Tense - Interrogative Form

Do I read newspaper every day? (English)
Miyaan anigu maalin walba akhriyaa wargeys? (Somali)
Do we read newspaper every day? (English)
Miyaan innagu maalin walba akhrinaa wargeys? (Somali)
Do you (m) read newspaper every day? (English)
Miyaad adigu maalin walba akhridaa wargeys? (Somali)
Do you (f) read newspaper every day? (English)
Miyaad adigu maalin walba akhridaa wargeys? (Somali)
Does she read newspaper every day? (English)
Miyay iyadu maalin walba akhridaa wargeys? (Somali)
Do you (pl) read newspaper every day? (English)
Miyaad idinku maalin walba akhridaan wargeys? (Somali)
Does he read newspaper every day? (English)
Miyuu isagu maalin walba akhriyaa wargeys? (Somali)
Do they read newspaper every day? (English)
Miyay iyagu maalin walba akhriyaan wargeys? (Somali)