I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


171) Play - Verb Form in Past Tense - Negative Form

I did not play. (English)
Anigu ma ciyaarin. (Somali)
We did not play. (English)
Innagu maynaan ciyaarin. (Somali)
You (m) did not play. (English)
Adigu maadan ciyaarin. (Somali)
You (f) did not play. (English)
Adigu maadan ciyaarin. (Somali)
She did not play. (English)
Iyadu mayna ciyaarin. (Somali)
You (pl) did not play. (English)
Idinku maydaan ciyaarin. (Somali)
He did not play. (English)
Isagu muuna ciyaarin. (Somali)
They did not play. (English)
Iyagu mayna ciyaarin. (Somali)