I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


112) Take - Verb Form in Present Tense – Affirmative Form

I take. (English)
Anigu waan qaadaa. (Somali)
We take. (English)
Innagu waan qaadnaa. (Somali)
You(m) take. (English)
Adigu waad qaaddaa. (Somali)
You(f) take. (English)
Adigu waad qaaddaa. (Somali)
She takes. (English)
Iyadu way qaaddaa. (Somali)
You(pl) take. (English)
Idinku waad qaaddaan. (Somali)
He takes. (English)
Isagu wuu qaadaa. (Somali)
They take. (English)
Iyagu way qaadaan. (Somali)