I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


342) Past Continuous Tense - Negative Form

I was not reading newspaper. (English)
Anigu ma aanan akhriyayn wargeys. (Somali)
We were not reading newspaper. (English)
Innagu ma aynaan akhriyayn wargeys. (Somali)
You (m) were not reading newspaper. (English)
Adigu ma aadan akhriyayn wargeys. (Somali)
You (f) were not reading newspaper. (English)
Adigu ma aadan akhriyayn wargeys. (Somali)
She was not reading newspaper. (English)
Iyadu ma ayna akhriyayn wargeys. (Somali)
You (pl) were not reading newspaper. (English)
Iyadu ma ayna akhriyayn wargeys. (Somali)
He was not reading newspaper. (English)
Isagu ma uuna akhriyayn wargeys. (Somali)
They were not reading newspaper. (English)
Iyagu ma ayna akhriyayn wargeys. (Somali)