I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


244) S + V + IO - Present and Past Continuous Tenses- She is/was teaching you (m/f/pl)/her/him/them/me/us

She is/was teaching you (m). (English)
Iyadu way ku baraysaa adiga. / Iyadu way ku baraysay adiga. (Somali)
She is/was teaching you (f). (English)
Iyadu way ku baraysaa adiga. /Iyadu way ku baraysay adiga. (Somali)
She is/was teaching you (pl). (English)
Iyadu way idin baraysaa idinka./Iyadu way idin baraysay idinka. (Somali)
She is/was teaching her. (English)
Iyadu way baraysaa iyada./Iyadu way baraysay iyada. (Somali)
She is/was teaching him. (English)
Iyadu way baraysaa isaga./Iyadu way baraysay isaga. (Somali)
She is/was teaching them. (English)
Iyadu way baraysaa iyaga./Iyadu way baraysay iyaga. (Somali)
She is/was teaching me. (English)
Iyadu way i baraysaa aniga./Iyadu way i baraysay aniga. (Somali)
She is/was teaching us. (English)
Iyadu way na baraysaa annaga./Iyadu way na baraysay annaga. (Somali)