I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


22) Reflexive Pronouns - Example

I myself make tea. (English)
Aniga naftayda / qudhayda ayaa shaaha kariya. (Somali)
We ourselves make tea. (English)
Innaga nafteenna / qudheenna ayaa shaaha karinna. (Somali)
You (m) yourself (m) make tea. (English)
Adiga naftaada / qudhaada ayaa shaaha kariya. (Somali)
You (f) yourself (f) make tea. (English)
Adiga naftaada / qudhaada ayaa shaaha kariya. (Somali)
She herself makes tea. (English)
Iyada nafteeda / qudheeda ayaa shaaha karisa. (Somali)
You (pl) yourself (pl) make tea. (English)
Idinka naftiinna / qudhiinna ayaa shaaha kariya. (Somali)
He himself makes tea. (English)
Isaga naftiisa / qudhiisa ayaa shaaha kariya. (Somali)
They themselves make tea (English)
Iyaga naftooda / qudhooda ayaa shaaha kariya. (Somali)