I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


16) Subject Pronouns + To be Past + Compliment (Negative)

I was not a doctor. (English)
Anigu dhakhtar maan ahayn. (Somali)
We were not doctors. (English)
Innagu dhakhaatiir maynaan ahayn. (Somali)
You (m) were not a doctor. (English)
Adigu dhakhtar maad ahayn. (Somali)
You (f) were not a doctor. (English)
Adigu dhakhtar maad ahayn. (Somali)
She was not a doctor. (English)
Iyadu dhakhtarad mayna ahayn. (Somali)
You (pl) were not doctors. (English)
Idinku dhakhaatiir maydaan ahayn. (Somali)
He was not a doctor. (English)
Isagu dhakhtar muu ahayn. (Somali)
They were not doctors. (English)
Iyagu dhakhaatiir mayna ahayn. (Somali)