I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


255) Talking about Town

Where do you live? (English)
Xaggeed ku nooshahay adigu? (Somali)
I live in Mizan Teferi. (English)
Anigu waxaan ku noolahay Mizan Teferi. (Somali)
Where is it (located)? (English)
Xaggey ku taallaa iyadu? (Somali)
It is located south western part of Ethiopia. (English)
Waxay ku taallaa Koonfurta galbeed ee Itoobiya. (Somali)
How big is your town/city? (English)
Intee ayay la'egtahay magaaladiinnu? (Somali)
It is big. (English)
Way wayn tahay. (Somali)
What sort of people live there? (English)
Dad noocee ah ayaa ku nool halkaas? (Somali)
Most of them are merchants and few of them are teachers. (English)
Badankoodu waa ganacsato, qayb yar oo ka mid ahna waa bareyaal. (Somali)
How are the people? (English)
Waa dad sidee ah? (Somali)
The people are good. (English)
Waa dad wanaagsan. (Somali)
How is the weather? (English)
Waa sidee cimiladu? (Somali)
It is (mild) pleasant. (English)
Way wanaagsan tahay (dhexdhexaad) (Somali)
How is the summer? (English)
Ka warran Xagaaga? (Somali)
It is normal. (English)
Waa caadi. (Somali)
Is the summer too cold? (English)
Ma aad buu u qabaw yahay xagaagu? (Somali)
No, It is not too cold. (English)
Maya, aad uma qabooba. (Somali)
Which season do you like? (English)
Xilligee ayaad adigu jeceshshay? (Somali)
I like summer season. (English)
Waxaan jeclahay xilliga Xagaaga. (Somali)
What is your town known for? (famous) (English)
Maxay caan ku tahay magaaladiinnu? (Somali)
It is known for fruits and vegetables. (English)
Waxay caan ku tahay midhaha iyo khudaarta. (Somali)
How are the roads? (English)
Ka warran jidadka? (Somali)
They are bad & full of pot holes. (English)
Waa jidad xun oo godad badan leh. (Somali)
How are the buildings? (English)
Waa sidee dhismayaashu? (Somali)
They are traditional. (English)
Waa kuwo qaddiimi ah. (Somali)
Do you have housing problems? (English)
Ma jiraan dhibaatooyin dhanka guryaha ah? (Somali)
Yes. (English)
Haa. (Somali)
How is the rent? (English)
Waa sidee kiradu? (Somali)
It is cheap. (English)
Waa raqiis/way jabanyihiin. (Somali)
What sort of problems do you have? (English)
Dhibaatooyin noocee ah ayaa idin haysta? (Somali)
We have regular power cuts, theft and water problems. (English)
Waxaa jira dhibaatooyinka tag-tagitaanka korontada, biyaha iyo xatooyo. (Somali)
Is there a university? (English)
Miyay leedahay jaamacad ? (Somali)
Yes. It is there. (English)
Haa, way leedahay. (Somali)
Are there parks? (English)
Miyay leedahay goobo nasasho? (Somali)
No, there is only one park. (English)
Maya, waxay leedahay hal goob oo kaliya. (Somali)
How are the medical facilities? (English)
Waa sidee adeegyada caafimaadku? (Somali)
They are ok. (English)
Way fiican yihiin. (Somali)
Do you have a lot of hospitals? (English)
Ma leedihiin isbitaallo badan? (Somali)
No, we don’t have a lot of hospitals. (English)
maya, ma lihin isbitaallo badan. (Somali)
What is the mode of transport? (English)
Waa maxay nooca gaadiidku? (Somali)
It is buses. (English)
Waa basas. (Somali)
Do you like your city? (English)
Ma jeceshahay magaaladaada? (Somali)
Yes, I like my city. (English)
Haa, waan jeclahay magaaladayda. (Somali)