I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


205) Pay -Verb Form in Present Continuous - Negative Form

I am not paying. (English)
Anigu ma bixinayo. (Somali)
We are not paying. (English)
Innagu ma bixinaynno. (Somali)
You (m) are not paying. (English)
Adigu ma bixinaysid. (Somali)
You (f) are not paying. (English)
Adigu ma bixinaysid. (Somali)
She is not paying. (English)
Iyadu ma bixinayso. (Somali)
You (pl) are not paying. (English)
Idinku ma bixinaysaan. (Somali)
He is not paying. (English)
Isagu ma bixinayo. (Somali)
They are not paying. (English)
Iyagu ma bixinayaan. (Somali)