I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


86) Past Continuous Tense - Affirmative Form

I was reading newspaper. (English)
Anigu waxaan akhrinayay wargeys. (Somali)
We were reading newspaper. (English)
Innagu waxaan akhrinaynay wargeys. (Somali)
You (m) were reading newspaper. (English)
Adigu waxaad akhrinaysay wargeys. (Somali)
You (f) were reading newspaper. (English)
Adigu waxaad akhrinaysay wargeys. (Somali)
She was reading newspaper. (English)
Iyadu waxay akhrinaysay wargeys. (Somali)
You (pl) were reading newspaper. (English)
Idinku waxaad akhrinayseen wargeys. (Somali)
He was reading newspaper. (English)
Isagu wuxuu akhrinayay wargeys . (Somali)
They were reading newspaper. (English)
Iyagu waxay akhrinayeen wargeys . (Somali)