I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


317) Present Tense - Affirmative Form

I read newspaper every day. (English)
Anigu maalin walba waxaan akhriyaa wargeys. (Somali)
We read newspaper every day. (English)
Innagu maalin walba waxaan akhrinaa wargeys. (Somali)
You (m) read newspaper every day. (English)
Adigu maalin walba waxaad akhridaa wargeys. (Somali)
You (f) read newspaper every day. (English)
Adigu maalin walba waxaad akhridaa wargeys. (Somali)
She reads newspaper every day. (English)
Iyadu maalin walba waxay akhridaa wargeys. (Somali)
You (pl) read newspaper every day. (English)
Idinku maalin walba waxaad akhridaan wargeys. (Somali)
He reads newspaper every day. (English)
Isagu maalin walba wuxuu akhriyaa wargeys. (Somali)
They read newspaper every day. (English)
Iyagu maalin walba waxay akhriyaan wargeys. (Somali)