I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


97) Past Continuous Tense - Question Words

Were you (m) reading? (English)
Maad akhrinaysay adigu? (Somali)
Yes, I was reading. (English)
Haa, anigu waan akhrinayey. (Somali)
What were you (m) reading? (English)
Maxaad akhrinaysay adigu? (Somali)
I was reading news paper. (English)
Anigu waxaan akhrinayey wargeys. (Somali)
Which news paper were you (m) reading? (English)
wargeyskeed akhrinaysay adigu? (Somali)
I was reading Addis Zeman news paper. (English)
Anigu waxaan akhrinayey wargeyska Addis Zeman. (Somali)
When were you (m) reading news paper? (English)
Goormaad adigu akhrinaysay wargeyska? (Somali)
I was reading news paper yesterday. (English)
Anigu waxaan akhrinayey wargeyska shalay. (Somali)
Where were you (m) reading news paper? (English)
Xageed adigu ku akhrinaysay wargeyska? (Somali)
I was reading newspaper at my home. (English)
Anigu waxaan ku akhrinayey wargeyska gurigayga. (Somali)
Why were you (m) reading news paper? (English)
Sababteed adigu u akhrinaysay wargeyska? (Somali)
I was reading newspaper to know current affairs. (English)
Anigu waxaa u akhrinayey wargeyska inaan ogaado arimaha hadda jira. (Somali)
Who were you (m) reading news paper with? (English)
Ayaad adigu la akhrinaysay wargeyska? (Somali)
I was reading news paper with my friends. (English)
Aniga waxaa ila akhrinayey wargeyska saaxiibaday. (Somali)
How were you (m) reading news paper? (English)
Sidee baad adigu u akhrinaysay wargeyska? (Somali)
I was reading news paper slowly. (English)
Anigu waxaan u akhrinayey wargeyska si deggan. (Somali)