I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


176) Buy - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I buy. (English)
Anigu waan iibsadaa. (Somali)
We buy. (English)
Innagu waan iibsannaa. (Somali)
You (m) buy. (English)
Adigu waad iibsataa. (Somali)
You (f) buy. (English)
Adigu waad iibsataa. (Somali)
She buys. (English)
Iayadu way iibsataa. (Somali)
You (pl) buy. (English)
Idinku waad iibsataan. (Somali)
He buys. (English)
Isagu wuu iibsadaa. (Somali)
They buy. (English)
Iyagu way iibsadaan. (Somali)