I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


212) S + V + IO - Present Tense - He teaches you (m/f/pl)/her/him/them/me/us

He teaches you (m). (English)
Isagu wuu ku baraa adiga. (Somali)
He teaches you (f). (English)
Isagu wuu ku baraa adiga. (Somali)
He teaches you (pl). (English)
Isagu wuu indin baraa idinka. (Somali)
He teaches her. (English)
Isagu wuu baraa iyada. (Somali)
He teaches him. (English)
Isagu wuu baraa isaga. (Somali)
He teaches them. (English)
Isagu wuu baraa iyaga. (Somali)
He teaches me. (English)
Isagu wuu i baraa aniga. (Somali)
He teaches us. (English)
Isagu wuu na baraa anaga. (Somali)