I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


4) Subject Pronouns + To be Present + Compliment (Positive)

I am a teacher. (English)
Anigu waxaan ahay bare. (Somali)
We are teachers. (English)
Innagu waxaan nahay bareyaal. (Somali)
You (m) are a teacher. (English)
Adigu waxaad tahay bare. (Somali)
You (f) are a teacher. (English)
Adigu waxaa tahay bare. (Somali)
She is a teacher. (English)
Iyadu waa bare. (Somali)
You (pl) are teachers. (English)
Idinku waxaa tihiin bareyaal. (Somali)
He is a teacher. (English)
Isagu waa bare. (Somali)
They are teachers. (English)
Iyagu waa bareyaal. (Somali)