I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


247) S + V + IO - Present and Past Continuous Tenses– You (pl) are/were teaching her/him/them/me/us

You (pl) are/were teaching him. (English)
Idinku waad baraysaan isaga./Idinku waad barayseen isaga. (Somali)
You (pl) are/were teaching her. (English)
Idinku waad baraysaan iyada./Idinku waad barayseen iyada. (Somali)
You (pl) are/were teaching them. (English)
Idinku waad baraysaan iyaga./Idinku waad barayseen iyaga. (Somali)
You (pl) are/were teaching me. (English)
Idinku waad i baraysaan aniga./Idinku waad i barayseen aniga. (Somali)
You (pl) are/were teaching us. (English)
Idinku waad na baraysaan annaga./Idinku waad na barayseen annaga. (Somali)