I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


304) Subject Pronouns + To be Past (Positive)

I was. (English)
Anigu waxaan ahaa. (Somali)
We were. (English)
Innagu waxaan ahayn. (Somali)
You (m) were. (English)
Adigu waxaad ahayd. (Somali)
You (f) were. (English)
Adigu waxaad ahayd. (Somali)
She was. (English)
Iyadu waxay ahayd. (Somali)
You (pl) were. (English)
Idinku waxaad ahaydeen. (Somali)
He was. (English)
Isagu wuxuu ahaa. (Somali)
They were. (English)
Iyagu waxay ahaayeen. (Somali)