I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


272) Talking about travelling

I'd like to book a flight to Tokyo please. (English)
Fadlan, waxaan rabaa inaan boos ka qabsado duulimaadkaTokyo. (Somali)
Which airline would you like to use? (English)
Diyaaraddee baad rabtay in aad raacdo? (Somali)
Which is the cheapest? (English)
Keeba ugu jaban/raqiisan? (Somali)
When do you want to travel? (English)
Goormaad rabtaa inaad safarto? (Somali)
Next week. (English)
Todobaadka soo socda.. (Somali)
Would you like to have a return ticket? (English)
Tigidhka soo laabashadana ma u baahan tahay? (Somali)
How long does the flight take? (English)
Duulimaadku muddo intee la'eg ayuu qaadanayaa? (Somali)
It takes 11 hours. (English)
11 saacadood ayuu qaadanayaa. (Somali)
I may as well go with it. (English)
Kani inaan raaco ayaa iiroon. (Somali)
How many seats would you like? (English)
Imisa kursi ayaad rabtaa? (Somali)
Could I have a vegetarian meal? (English)
Ma heli karra cuntada khudaarta ah? (Somali)
Certainly. (English)
Waad heli karata. (Somali)
At the check-in desk. (English)
Meesha baadhitaanka. (Somali)
Good morning, may I have your ticket please? (English)
Subax wanaagsan, tigidhkaaga ma i tusi kartaa fadlan? (Somali)
Certainly. Can I take this as carry-on baggage? (English)
Haa, anigu shandadan ma haysan karaa? (Somali)
Yes, that'll be fine. (English)
Haa, taasi way wanaagsanaan lahayd. (Somali)
And can I have an aisle seat in the smoking section? (English)
Kursiga looga gudbo qaybta sigaarka lagu cabbo ma adeegsan karaa? (Somali)
I'm afraid this is a non-smoking flight, sir. (English)
Waan ka xumahay saaxiib duulimaadkan looma ogola sigaar. (Somali)
But you can have an aisle seat. (English)
Laakin kursiga lagu gudbo waad adeegsan kartaa. (Somali)
Thank you. (English)
Mahadsanid. (Somali)
At passport control. (English)
Qaybta baasaboorka la isku waydiiyo. (Somali)
May I see your passport please? (English)
Ma fiirin karaa basaboorkaaga? (Somali)
Here you are. (English)
Waakane hoo. (Somali)
What is the purpose of your visit? (English)
Waa maxay ujeedadada booqashadu? (Somali)
I'm on business. (English)
Waa ganacsi. (Somali)
How long will you be staying? (English)
Mudo intee le'eg baad joogi doontaa? (Somali)
Fifteen days. (English)
Toban iyo shan maalmood. (Somali)
Thank you very much. Enjoy your stay. (English)
Aad baad u mahadsan tahay. Booqasho wacan. (Somali)
At customs. (English)
Kastamka (Somali)
Do you have anything to declare, sir? (English)
Mudane! ma rabtaa in wax laguu cadeeyo. (Somali)
Just some wine and cigarettes. (English)
Wax yar oo khamri ah iyo sigaar. (Somali)
How much wine do you have? (English)
khamri inte le'eg baad wadataa? (Somali)
Four bottles. (English)
Afar dhalo. (Somali)
That's fine, and how many cigarettes? (English)
Taasi way wanaagsan tahay. immisa sigaar ah ayaad rabtaa? (Somali)
10 pockets. (English)
10 baakeed. (Somali)