I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


120) Give - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I give. (English)
Anigu waan siiyaa. (Somali)
We give. (English)
Innagu waan siinnaa. (Somali)
You(m) give. (English)
Adigu waad siisaa. (Somali)
You(f) give. (English)
Adigu waad siisaa. (Somali)
She gives. (English)
Iyadu way siisaa. (Somali)
You(pl) give. (English)
Idinku waad siisaan. (Somali)
He gives. (English)
Isagu wuu siiyaa. (Somali)
They give. (English)
Iyagu way siiyaan. (Somali)