I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


203) Pay - Verb Form in Past Tense - Negative Form

I did not pay. (English)
Anigu ma bixin. (Somali)
We did not pay. (English)
Innagu maynaan bixin. (Somali)
You (m) did not pay. (English)
Adigu maadan bixin. (Somali)
You (f) did not pay. (English)
Adigu maadan bixin. (Somali)
She did not pay. (English)
Iyadu mayna bixin. (Somali)
You (pl) did not pay. (English)
Idinku maydaan bixin. (Somali)
He did not pay. (English)
Isagu muuna bixin. (Somali)
They did not pay. (English)
Iyagu mayna bixin. (Somali)