I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


174) Play -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was playing. (English)
Anigu waan ciyaaraayey. (Somali)
We were playing. (English)
Innagu waan ciyaaraynnay. (Somali)
You (m) were playing. (English)
Adigu waad ciyaaraysay. (Somali)
You (f) were playing. (English)
Adigu waad ciyaaraysay. (Somali)
She was playing. (English)
Iyadu way ciyaaraysay. (Somali)
You (pl) were playing. (English)
Idinku waad ciyaarayseen. (Somali)
He was playing. (English)
Isagu wuu ciyaaraayey. (Somali)
They were playing. (English)
Iyagu way ciyaarayeen. (Somali)