I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


253) Talking about House

Where do you live? (English)
Xaggeed ku nooshahay? (Somali)
I live in piassa/piazza. (English)
Anigu waxaan ku noolahay Piazza. (Somali)
How big is your house? (English)
Intee ayuu la'egyahay gurigaagu? (Somali)
It is medium. (English)
Waa dhexdhexaad. (Somali)
How many rooms does it have? (English)
Immisa qol ayuu ka kooban yahay? (Somali)
It has 4 rooms. (English)
Wuxuu ka koobanyahay 4 qol. (Somali)
What are they? (English)
Maxay kala yihiin? (Somali)
They are living room, bed room, kitchen and bath room. (English)
Waxay kala yihiin qolka fadhiga, qolka jiifka, madbakha/jikada iyo qolka maydhiga. (Somali)
Do you have a sofa? (English)
Miyaad leedahay kuraasta fadhiga? (Somali)
Yes, I have a sofa. (English)
Haa, waan leeyahay. (Somali)
Do you have a television? (English)
Miyaad leedahay muuq-baahiye? (Somali)
Yes, I have a television. (English)
Haa, waan leeyahay muuq-baahiye. (Somali)
What do you have in your salon? (English)
Maxaa kuu yaalla qolka fadhiga? (Somali)
I have television, music player and fridge etc... (English)
Waxaa ii yaalla muuq-baahiye, sameecad (rikoodh), iyo qaboojiye, iwm. (Somali)
What do you have in your bed room? (English)
Maxaa kuu yaalla qolkaaga jiifka? (Somali)
I have a bed and dressing table. (English)
Waxaa ii yaalla sariir iyo kabadh. (Somali)
What do you have in your kitchen? (English)
Maxaa kuu yaalla madbakhaaga/jikadaada? (Somali)
I have stove and a lot of vessels. (English)
Waxaa ii yaalla shoolad iyo weel (maacuun) badan. (Somali)
Do you have geyser in your bath room? (English)
Miyuu leeyahay aaladda (agabka) biyaha diirisa qolkaaga maydhashadu ? (Somali)
Yes, I have. (English)
Haa, waan leeyahay. (Somali)
Do you have a garden? (English)
Miyaad leedahay beerta nasashada? (Somali)
No, I do not have garden. (English)
Maya, ma lihi beerta nasashada. (Somali)
Are you a tenant? (English)
Ma kiroole ayaad tahay? (Somali)
Yes, I am a tenant. (English)
Haa, kiroole ayaan ahay. (Somali)
How much is the rent? (English)
Waa immisa kiradu? (Somali)
It is Birr 2000. (English)
Waa 2000 Birr. (Somali)
Do you like your house? (English)
Ma jeceshahay gurigaaga? (Somali)
Yes, I like it. (English)
Haa, waan jeclahay isaga. (Somali)