I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


152) Learn - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I learn. (English)
Anigu waan bartaa. (Somali)
We learn. (English)
Innagu waan barannaa. (Somali)
You(m) learn. (English)
Adigu waad barataa. (Somali)
You(f) learn. (English)
Adigu waad barataa. (Somali)
She learns. (English)
Iyadu way barataa. (Somali)
You(pl) learn. (English)
Idinku waad barataan. (Somali)
He learns. (English)
Isagu wuu bartaa. (Somali)
They learn. (English)
Iyagu way bartaan. (Somali)