I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


183) Buy - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

I was not buying. (English)
Anigu maan iibsanayn. (Somali)
We were not buying. (English)
Innagu maynaan iibsanayn. (Somali)
You(m) were not buying. (English)
Adigu maad iibsanayn. (Somali)
You(f) were not buying. (English)
Adigu maad iibsanayn. (Somali)
She was not buying. (English)
Iyadu may iibsanayn. (Somali)
You(pl) were not buying. (English)
Idinku maydaan iibsanayn. (Somali)
He was not buying. (English)
Isagu muu iibsanayn. (Somali)
They were not buying. (English)
Iyagu mayna iibsanayn. (Somali)