I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


181) Buy -Verb Form in Present Continuous - Negative Form

I am not buying. (English)
Anigu ma iibsanayo. (Somali)
We are not buying. (English)
Innagu ma iibsanayno. (Somali)
You(m) are not buying. (English)
Adigu ma iibsanaysid. (Somali)
You(f) are not buying. (English)
Adigu ma iibsanaysid. (Somali)
She is not buying. (English)
Iyadu ma iibsanayso. (Somali)
You(pl) are not buying. (English)
Idinku ma iibsanaysaan. (Somali)
He is not buying. (English)
Isagu ma iibsanayo. (Somali)
They are not buying. (English)
Iyagu ma iibsanyaaan. (Somali)