I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


177) Buy - Verb Form in Present Tense - Negative Form

I do not buy. (English)
Anigu ma iibsado. (Somali)
We do not buy. (English)
Innagu ma iibsanno. (Somali)
You (m) do not buy. (English)
Adigu ma iibsatid. (Somali)
You (f) do not buy. (English)
Adigu ma iibsatid. (Somali)
She does not buy. (English)
Iyadu ma iibsato. (Somali)
You (pl) do not buy. (English)
Idinku ma iibsataan. (Somali)
He does not buy. (English)
Isagu ma iibsado. (Somali)
They do not buy. (English)
Iyagu ma iibsadaan. (Somali)