I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


266) Talking about Directions - Situation 3

Is there a restaurant near here, please?  (English)
Fadalan, maqaaxi cunto meelahan ma ka dhaw dahay. (Somali)
There is a restaurant around the corner, next to the toy store. (English)
Waxay ku taallaa maqaaxi cunto agagaarka geeska/cidhifka, waxayna ku xigtaa bakhaarka lagu iibiyo agabka caruurtu ku ciyaarto. (Somali)
Thanks. (English)
Mahadsanid. (Somali)
Do not mention it. (English)
Wax dhiba malaha. (Somali)
Excuse me, where is the nearest pharmacy?  (English)
Iga raali ahow, waa halkee tukaanka daawada ee iigu dhaw? (Somali)
There is one next to the grocery store on Piyaasa road. (English)
Waxaa jira mid ku xiga dukaanka oo haysta wadada piyaasa. (Somali)
Do you see the square opposite the bank?  (English)
Bankiga kasoo horjeedkiisa miyaad ku aragtaa isgooyska? (Somali)
Market road starts behind the square. (English)
Wadada suuqu waxay ka bilaabantaa xagga dambe ee isgooyska. (Somali)
How long will it take to get there? (English)
Intee in la'eg ayay qaadanysaa inaan ku gaadhno halkaa. (Somali)
About ten minutes. (English)
qiyaastii toban daqiiqo. (Somali)
Thank you. (English)
Waad mahadsantahay. (Somali)
Could you help me, please?  (English)
Fadlan, maad i caawin kartaa? (Somali)
I'd like to know how to go to the center of the city from here. (English)
Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado sida aan halkan uga tagi karo badhtamaha magaalada. (Somali)
The downtown bus stops in front of the hotel over there. (English)
Huteelkaa hortiisa ayuu istaagaa baska taga magaalada hoose. (Somali)
Excuse me, does this bus go to the center of the city? (English)
Iga raali noqo, baskani ma yahay kii tagayay badhtamaha magaalda. (Somali)
No, you need the bus going in the opposite direction.  (English)
Maya, waxaad u baahantahay bas u socda/u baxaya jihada kale. (Somali)
The bus stop is on the other side of the street. (English)
Waddadan dhinaceeda kale weeye goobta uu istaago basku. (Somali)
Oh, thank you. (English)
Alla, mahadsanid. (Somali)