I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


27) Conjunction - Example

Book and pen (English)
Buug iyo qalin. (Somali)
Coffee or tea (English)
Bun ama shaah. (Somali)
He came but he did not work. (English)
Wuu yimid laakiin ma shaqayn. (Somali)
He came late because it was raining. (English)
Wuu soo daahay sababtoo ah roob baa da'ayay. (Somali)