I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


154) Learn - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

I learned. (English)
Anigu waan bartay. (Somali)
We learned. (English)
Innagu waan barannay. (Somali)
You(m) learned. (English)
Adigu waad baratay. (Somali)
You(f) learned. (English)
Adigu waad baratay. (Somali)
She learned. (English)
Iyadu way baratay. (Somali)
You(pl) learned. (English)
Idinku waad barateen. (Somali)
He learned. (English)
Isagu wuu bartay. (Somali)
They learned. (English)
Iyagu way barteen. (Somali)