I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


44) Helping Verbs - Can, Must, Shall and Should

I can speak Amharic. (English)
Anigu waan ku hadli karaa Af-amxaarka. (Somali)
He can drive a car. (English)
Isagu wuu wadi karaa gaadhi. (Somali)
I must go. (English)
Anigu waa inaan tago. (Somali)
I must come. (English)
Anigu waa inaan imaado. (Somali)
Shall I come? (English)
Miyaan imaadaa anigu? (Somali)
Shall I go? (English)
Miyaan tagaa anigu? (Somali)
Shall I bring? (English)
Miyaan keenaa anigu? (Somali)
Shall I give? (English)
Miyaan siiyaa anigu? (Somali)
Shall I take? (English)
Miyaan qaataa anigu? (Somali)
Shall I drink? (English)
Miyaan cabbaa anigu? (Somali)
Shall I buy? (English)
Miyaan soo iibsadaa anigu? (Somali)
Shall I sell? (English)
Miyaan iibiyaa anigu? (Somali)
Shall I call (phone)? (English)
Miyaan wacaa anigu? (Somali)
Shall I try? (English)
Miyaan isku dayaa anigu? (Somali)
You (m) should stop smoking. (English)
Waa in aad joojisaa Cabidda sigaarka. (Somali)
You (m) should respect elders. (English)
Waa in aad ixtiraamtaa dadka waaweyn. (Somali)