I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


71) Present Continuous Tense - Question Words

Are you (m) reading? (English)
Miyaad akhrinaysaa adigu? (Somali)
Yes, I am reading. (English)
Haa, anigu waan akhrinayaa. (Somali)
What are you (m) reading? (English)
Maxaad akhrinaysaa adigu? (Somali)
I am reading news paper. (English)
Anigu waxaan akhrinayaa wargeys. (Somali)
Which news paper are you (m) reading? (English)
Wargeyskeed akhrinaysaa adigu? (Somali)
I am reading Addis Zeman news paper. (English)
Anigu waxaan akhrinayaa wargeyska Adiss Zaman. (Somali)
When are you (m) reading news paper? (English)
Goormaad akhrinaysaa wargeyska adigu? (Somali)
I am reading news paper now. (English)
Anigu hadda ayaan akhrinayaa wargeyska . (Somali)
Where are you (m) reading news paper? (English)
Halkeed adigu ku akhrinaysaa wargeyska? (Somali)
I am reading newspaper at my home. (English)
Anigu waxaan ku akhrinayaa wargeyska gurigayga. (Somali)
Why are you (m) reading news paper? (English)
Maxaad adigu u akhrinaysaa wargeyska? (Somali)
I am reading newspaper to know current affairs. (English)
Anigu waxaan u akhrinaya wargeyska si aan u ogaado arrimaha jira. (Somali)
Who are you (m) reading news paper with? (English)
Ayaad la akhrisanaysaa wargeyska adigu? (Somali)
I am reading news paper with my friends. (English)
Anigu waxaan la akhrinayaa wargeyska saaxiibaday. (Somali)
How are you (m) reading news paper? (English)
Sidee baad u akhrinaysaa wargeyska adigu? (Somali)
I am reading news paper slowly. (English)
Anigu si deggan ayaan u akhrinayaa wargeyska. (Somali)