I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


251) Talking about One Self

My name is Eyasu. (English)
Magacaygu waa Eyasu. (Somali)
My name is Hiwot/I am Hiwot. (English)
Magacaygu waa Hiwot/ Anigu waxaan ahay Hewot. (Somali)
I'm 25 years old. (English)
Anigu waxaan jiraa 25 sano. (Somali)
I was born on May 3, 1984. (English)
Anigu waxaan dhashay May 3,1984 kii. (Somali)
I was born in a small village near Hossana. (English)
Anigu waxaan ku dhashay tuulo yar oo u dhaw Hossana. (Somali)
I grew up in Hossana. (English)
Anigu waxaan ku koray Hossana. (Somali)
I went to school in Hossana. (English)
Anigu waxaan dugsiga ka billaabay Hossana. (Somali)
My family moved to Addis Ababa five years ago. (English)
Qoyskaygu waxay u guureen Addis Ababa shan sano kahor. (Somali)
My father is a farmer (a merchant, a driver, a doctor, a teacher). (English)
Aabbahay waxa uu ahaa beeralay (ganacsade, dirawal, dhakhtar, bare). (Somali)
My mother is a nurse (a journalist, a tailor, a secretary, an engineer). (English)
Hooyaday waa kalkaaliso caafimaad ( Saxafiyad, dawaarle, xoghayn, injineerad). (Somali)
I have a younger brother. His name is Eyasu. (English)
Waxaan leeyahay walaal iga yar. Magaciisu waa Eyasu. (Somali)
I have a brother, his name is Yilma. (English)
Waxaan leeyehey walaal. Magaciisu waa Yilma. (Somali)
He is two years older than me. (English)
Wuxuu iga wayn yahay laba sano. (Somali)
My younger sister is Selam. She is a school girl. (English)
Walaashayda iga yar waa Selam. Iyadu waa ardayad. (Somali)
I'm not married. (English)
Anigu ma guursanin. (Somali)
I'm married. I have a family. (English)
Anigu waan guursaday. Anigu waxaan leeyahay xaas. (Somali)
I have two children, a boy and a girl. (English)
Anigu waxaan leeyahay laba caruur ah, wiil iyo gabadh. (Somali)
I have two sons, fifteen and nine. (English)
Anigu waxaan leeyahay labo wiil oo shan iyo toban iyo sagaal jir kala ah. (Somali)
My daughter is two years old. (English)
Gabadhaydu waxay jirtaa labo sano. (Somali)
We live in a condominium. (English)
Innagu waxaan ku nool nahay guryo-wadareed. (Somali)
We live near a large park. (English)
Innagu waxaan ku nool nahay meel u dhaw seere wayn. (Somali)
My address is Piyazza. (English)
Waxaa la iga helaa Piyazza. (Somali)
I like to read and walk with my friends. (English)
Anigu waan jeclahay inaan wax akhristo, saaxiibadayna la socdo. (Somali)
I like basketball and old movies. (English)
Anigu waxaan jeclahay kubbadda kolayga iyo filimaanta qaddiimiga ah. (Somali)
My hobby is photography. (English)
Balwadaydu waa sawirrada. (Somali)
My hobby is taking pictures of birds. (English)
Waxaan ka helaa inaan sawirro ka qaado shimbiraha. (Somali)
My wife loves traveling. (English)
Xaaskaygu waxay jeceshahay safarka/socdaalka. (Somali)
She likes collecting different countries coins. (English)
Iyadu waxay jeceshahay inay soo urursato qadaadiicda waddamo kala duwan. (Somali)
My husband likes to cook. (English)
Saygaygu wuxuu jecelyahay inuu wax kariyo. (Somali)
We like classical music. (English)
Innagu waxaynu jecelnahay muusiga deggan/qadiimiga ah. (Somali)
What do you do? (English)
Maxaad adigu qabataa? (Somali)
What business are you in? (English)
Ganacsi noocee ah ayaad ka shaqaysaa? (Somali)
I’m an engineer. (English)
Anigu waxaan ahay injineer. (Somali)
I'm a sales manager. (English)
Anigu waxaan ahay maareeyaha iibka. (Somali)
I'm a secretary. (English)
Anigu waxaan ahay xoghaye. (Somali)
I am a librarian. (English)
Anigu waxaan ka shaqeeyaa maktabada. (Somali)
I work at a bank. And you? (English)
Anigu waxaan ka shaqeeyaa bangi. Adiguna? (Somali)
I work at a department store. (English)
Anigu waxaan ka shaqeeyaa waaxda kaydka. (Somali)
I work in a restaurant. (English)
Anigu waxaan ka shaqeeyaa maqaaxida cuntada. (Somali)
I work as a teacher. (English)
Anigu waxaan ku shaqeeyaa barenimo. (Somali)
I work for a newspaper. (English)
Waxaan u shaqeeyaa wargeyska. (Somali)
I'm in computers. (English)
Anigu waxaan ahay xirfadle kombuyuutar (kasjil). (Somali)
I'm in advertising. (English)
Anigu waxaan ka shaqeeyaa xayaysiiska. (Somali)
I'm in real estate. (English)
Anigu waxaan ku noolahay guri-wadareed. (Somali)
Do you study or work? (English)
Ma waxbaad barataa adigu mise waad shaqaysaa? (Somali)
I'm a student at Wachemo University. (English)
Anigu waxaan arday ka ahay Jaamacadda Wachemo. (Somali)
I am a student in the department of Sociology at Wachemo University. (English)
Anigu waxaan arday ka ahay Jaamacadda Wachemo, waaxda cilmiga bulshada. (Somali)