I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


127) Give - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

I was not giving. (English)
Anigu maan siinayn. (Somali)
We were not giving. (English)
Innagu maynaan siinayn. (Somali)
You(m) were not giving. (English)
Adigu maad siinayn. (Somali)
You(f) were not giving. (English)
Adigu maad siinayn. (Somali)
She was not giving. (English)
Iyadu may siinayn. (Somali)
You(pl) were not giving. (English)
Idinku maydaan siinayn. (Somali)
He was not giving. (English)
Isagu muu siinayn. (Somali)
They were not giving. (English)
Iyagu may siinayn. (Somali)