I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


200) Pay - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I pay. (English)
Anigu waan bixiyaa. (Somali)
We pay. (English)
Innagu waan bixinnaa. (Somali)
You (m) pay. (English)
Adigu waad bixisaa. (Somali)
You (f) pay. (English)
Adigu waad bixisaa. (Somali)
She pays. (English)
Iyadu way bixisaa. (Somali)
You (pl) pay. (English)
Idinku waad bixisaan. (Somali)
He pays. (English)
Isagu wuu bixiyaa. (Somali)
They pay. (English)
Iyagu way bixiyaan. (Somali)