I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


241) S + V + IO - Present and Past Continuous Tenses- We are/were teaching you (m/f/pl)/her/him/them

We are/were teaching you (m). (English)
Annagu waan ku baraynaa adiga./Annagu waan ku baraynay adiga. (Somali)
We are/were teaching you (f). (English)
Annagu waan ku baraynaa adiga./Annagu waan ku baraynay adiga. (Somali)
We are/were teaching you (pl). (English)
Annagu waan idin baraynaa idinka. /Annagu waan idin baraynay idinka. (Somali)
We are/were teaching her. (English)
Annagu waan baraynaa iyada./Annagu waan baraynay iyada. (Somali)
We are/were teaching him. (English)
Annagu waan baraynaa isaga./Annagu waan baraynay isaga. (Somali)
We are/were teaching them. (English)
Annagu waan baraynaa iyaga./Annagu waan baraynay iyaga. (Somali)