I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


119) Take – Verb Form in Past Continuous - Negative Form

I was not taking. (English)
Anigu maan qaadayn. (Somali)
We were not taking. (English)
Innagu maynaan qaadayn. (Somali)
You(m) were not taking. (English)
Adigu maad qaadayn. (Somali)
You(f) were not taking. (English)
Adigu maad qaadayn. (Somali)
She was not taking. (English)
Iyadu may qaadayn. (Somali)
You(pl) were not taking. (English)
Idinku maydaan qaadayn. (Somali)
He was not taking. (English)
Isagu muu qaadayn. (Somali)
They were not taking. (English)
Iyagu may qaadayn. (Somali)