I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


243) S + V + IO - Present and Past Continuous Tenses- They are/were teaching you (m/f/pl)/her/him/them/me/us

They are/were teaching you (m). (English)
Iyagu way ku barayaan adiga. /Iyagu way ku barayeen adiga. (Somali)
They are/were teaching you (f). (English)
Iyagu way ku barayaan adiga. /Iyagu way ku barayeen adiga. (Somali)
They are/were teaching you (pl). (English)
Iyagu way idin barayaan idinka./Iyagu way idin barayeen adinka. (Somali)
They are/were teaching her. (English)
Iyagu way barayaan iyada./Iyagu way barayeen iyada. (Somali)
They are/were teaching him. (English)
Iyagu way barayaan isaga./Iyagu way barayeen isaga. (Somali)
They are/were teaching them. (English)
Iyagu way barayaan iyaga./Iyagu way barayeen iyaga. (Somali)
They are/were teaching me. (English)
Iyagu way i barayaan aniga. / Iyagu way i barayeen aniga. (Somali)
They are/were teaching us. (English)
Iyagu way na barayaan annaga./Iyagu way na barayeen annaga. (Somali)