I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


267) Talking about Bank

Customer: Could I meet with the manager, please? (English)
Macmiil: Ma la kulmi karaa maareeyaha fadlan? (Somali)
Teller: What is it about? (English)
Lacaghaye: Maxaad uga baahnayd? (Somali)
Customer: I am Sekhar. I would like to open an account. (English)
Macmiil: Waxaan ahay Sekhar, waxaan jeclaan lahaa inan furto akoon/keyd-lacageed. (Somali)
Teller: Is it with a cheque book? (English)
Lacaghaye: Ma waxaad rabtaa isagoo jeeggu (buugga lacagta) la socdo? (Somali)
Customer: Could I have a form please? (English)
Macmiil: Ma heli karaa foomka fadlan? (Somali)
Teller: Please, take it. (English)
Fadlan, qaado. (Somali)
Customer: Where should I sign? (English)
Macmiil: Halkee ayaan saxiixaa? (Somali)
Teller: Sign here, please. (English)
Lacaghaye: Fadlan, saxiix halkan. (Somali)
Customer: I would like to deposit money. (English)
Macmiil: Waxaan rabaa inaan dhigto lacag. (Somali)
Teller: Yes, you can. (English)
Lacaghaye: Haa, waad kartaa. (Somali)
Customer: I would like to with draw money. (English)
Macmiil: Waxaan rabaa inaan la baxo lacag. (Somali)
Teller: How much do you want to withdraw? (English)
Lacaghaye: Immisaad rabtaa in aad la baxdo. (Somali)
Customer: I want to withdraw Birr 3000. (English)
Macmiil: Waxaan rabaa inaan la baxo 3000 oo Birr. (Somali)
Teller: Please, fill withdrawal form. (English)
Lacaghaye: Fadlan, buuxi foomka la bixidda. (Somali)
Customer: Have you called the token no.10? (English)
Macmiil: Miyaad la xidhiidhay rugta lambar.10? (Somali)
Teller: Yes, Could I give you tens or hundreds? (English)
Lacaghaye: Haa, ma waxaan kusiiyaa toban toban ama boqol boqol? (Somali)
Customer: Please give me hundreds. (English)
Macmiil: Fadlan isii boqol-boqolka. (Somali)
Teller: Please take Birr 3000. (English)
Lacaghaye: Fadlan, qaado 3000 oo Birr. (Somali)
Customer: Thank you. (English)
Macmiil: Mahadsanid. (Somali)
Teller: It’s ok. (English)
Lacaghaye: Waa hagaag. (Somali)