I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


170) Play - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

I played. (English)
Anigu waan ciyaaray. (Somali)
We played. (English)
Innagu waan ciyaarnay. (Somali)
You (m) played. (English)
Adigu waad ciyaartay. (Somali)
You (f) played. (English)
Adigu waad ciyaartay. (Somali)
She played. (English)
Iyadu way ciyaartay. (Somali)
You (pl) played. (English)
Idinku waad ciyaarteen. (Somali)
He played. (English)
Isagu wuu ciyaaray. (Somali)
They played. (English)
Iyagu way ciyaareen. (Somali)