I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


117) Take – Verb Form in Present Continuous - Negative Form

I am not taking. (English)
Anigu ma qaadayo. (Somali)
We are not taking. (English)
Innagu ma qaadayno. (Somali)
You(m) are not taking. (English)
Adigu ma qaadaysid. (Somali)
You(f) are not taking. (English)
Adigu ma qaadaysid. (Somali)
She is not taking. (English)
Iyadu ma qaadayso. (Somali)
You(pl) are not taking. (English)
Idinku ma qaadaysaan. (Somali)
He is not taking. (English)
Isagu ma qaadayo. (Somali)
They are not taking (English)
Iyagu ma qaadayaan. (Somali)