I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


175) Play - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

I was not playing. (English)
Anigu ma ciyaarayn. (Somali)
We were not playing. (English)
Innagu maynaan ciyaarayn. (Somali)
You (m) were not playing. (English)
Adigu maad ciyaarayn. (Somali)
You (f) were not playing. (English)
Adigu maad ciyaarayn. (Somali)
She was not playing. (English)
Iyadu may ciyaarayn. (Somali)
You (pl) were not playing. (English)
Idinku maydaan ciyaarayn. (Somali)
He was not playing. (English)
Isagu muu ciyaarayn. (Somali)
They were not playing. (English)
Iyagu may ciyaarayn. (Somali)