I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


273) Talking in hospital

Doctor፡ Hello! I’m Dr. Hagos. How may I help you? (English)
Dhakhtar: Haye,!waxaan ahay Dr.Hagos. Maxaan kaa caawiya? (Somali)
Patient፡ I have a fever and my head hurts. (English)
Bukaan: waxaan leeyahay xumad, madaxana wuu xanuunayaa. (Somali)
Doctor፡ How long have you been sick? (English)
Dhaktar: intee in le'eg ayaad xanuunsanysaa? (Somali)
Patient፡ I’ve been sick for 3 days. (English)
Bukaan: saddex maalmood ayaan xanuunsanayay. (Somali)
Doctor፡ When was the last time you saw a doctor? (English)
Dhakhtar: goorma kuugu danbaysay Dhakhtar. (Somali)
Patient፡ Last year in December. (English)
Bukaan: December sanadkii lasoo dhaafay. (Somali)
Doctor፡ It looks like you have the flu. I will give you a prescription. (English)
Dhakhtar: waxaan u malayn inuu hargab ku helay. waxaan kusiin doonaa xaashida daawada. (Somali)
Patient፡ Thank you, doctor. (English)
Bukaan: waad mahadsan tahay Dhakhtar. (Somali)