I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


260) Talking about Shopping - Buying Food

I have to go to the supermarket to buy some food. (English)
Waa in aan tago daaska(suuq wayn) si aan u soo iibsado cunto. (Somali)
Where is the nearest supermarket please? (English)
Waa halkee daaska (suuq wayn) ugu dhaw fadlan? (Somali)
I'd like a loaf of white bread, please. (English)
Fadlan, waxaan rabaa hal xabbo oo rooti (furunka) cad ah. (Somali)
Excuse me, where can I find dairy products? (English)
Xaggeen ka heli karaa wax-soosaarka caanaha adigoo raalli ah? (Somali)
Three cups of yogurt, please. (English)
Fadlan, isii saddex koob oo gadhoodh ah. (Somali)
A carton of milk / orange juice, please. (English)
Fadlan, isii kaartoon caano ah/sharaab liin ah. (Somali)
A quart of milk, please. (English)
Fadlan, isii rubuc-litir caano ah. (Somali)
How much are these? (English)
Waa immisa? (Somali)
I'd like a head of cauliflower, please. (English)
Fadlan, waxaan rabaa kaabash. (Somali)
One kilo of carrots, please. (English)
Fadlan, keen hal kiilo oo kaarood ah. (Somali)
A bag of potatoes, please. (English)
Fadlan, keen hal xidhmo oo baradhe ah. (Somali)
One chicken, please. (English)
Fadlan, keen hal xabbo oo digaag ah. (Somali)
A dozen eggs, please. (English)
Fadlan, keen darsin ukun ah. (Somali)
A box of spaghetti, please. (English)
Fadlan, keen hal kaartoon oo baasto ah. (Somali)
A box of corn flakes, please. (English)
Fadlan, keen hal kaartoon oo jibis (jimidh) ah. (Somali)
A box of chocolates, please. (English)
Fadlan, keen hal kartoon oo shukulaato ah. (Somali)
A jar of blueberry jam, please. (English)
Fadlan, keen hal daasad oo malmalaadada buluuberi ah. (Somali)
A six-pack of soap and a twelve-pack of mineral water, please. (English)
Fadlan, keen lix xabbo oo saabbuun ah iyo darsin biyo ah. (Somali)
Two bottles of spring water, please. (English)
Fadlan, keen laba xabbo oo biyaha sifaysan ah. (Somali)
A bottle of red wine, please. (English)
Fadlan, keen hal dhalo oo khamrida (waynta) canabida ah. (Somali)
Four rolls of toilet paper, please. (English)
Fadlan, keen afar duub oo softiga suuliga ah. (Somali)
How much does it come to? (English)
Immisay isku noqonayaan? (Somali)
How much is it? (English)
Waa immisa? (Somali)
It's sixty-four dollars and thirty cents. (English)
Waa lixdan iyo afar Dollar iyo soddon senti. (Somali)
Here's sixty-five dollars. Thank you. (English)
Hoo, waa lixdan iyo shan Dollar. Mahadsanid. (Somali)
Have a nice day! (English)
Maalintu ha kuu wacnaato! (Somali)